Crowdsignal Logo

How Much Time Do You Really Waste On The Internet Every Day

  •  
     
  •  
     
  •  
     
  •  
     
Total Votes: 3,137
4 Comments

  • MAAN UROON - 15 years ago

    WAXAA TAAGERAHA SHACABKA HAYSTA SHEEQ SHARIIF SHEEQ AXMED ILAAH HA DHOWRO TEEDAKALANA MAAHA SIDA DADKAN WADAADA SHEEGANAYA EE BANAYSTAY DHIIGA DADKA IYO HANTIDOODA MARKA WAXAAN ILAAH KA BAR YAYNAA INUU NAGA QABO ASAGA AYAA AH GAFUURA RAXIIM MAKASAYNO DANAHA AY WADAAN AY U LAYNAYAAN HOOYAYIN IYO DHALINTA SOO KORAYSA XASAN DAAHIRNA WAA 80 JIR AAN CAAQIBO ADUUN IYO MID AAQIRABA LA HAYN OO U ADEEGAYA ARIMA ERETAREYA EE SHACABKA ALAHA NABAD WAARTO U KEENO IN TAAS AYAAN ILAAH OGA BARYAYAA UMADA SOO MAALIYEED

  • sakariya - 15 years ago

    somali peace

  • Technogati - 15 years ago

    If I sit on internet really saying I spend 10 Hours daily for Blogging,Social network updates etc.But I face to my loving baby and my loving wife while the job.

  • gacal - 15 years ago

    asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu salaankadib hadii aan fikradayda ka dhiibto waxaan leeyahay shariifku waanin ubaahan somalia inay dowlad caadil ah yeelato shariifka waa nin ku wayn xaga shacabka somaliyeed xasan daahirna waxaaan u sheegayaa inuu ka daayo shacabka fowdada taasi waa baryo shacabka waa shacabkaaga

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment